Shacabka Qandala oo ka cabanaya biyo la’aan bahsan (dhegayso)

Shacabka Qandala oo ka cabanaya biyo la’aan bahsan (dhegayso)

Shacabka ku dhaqan degmada Qandala ee Gobolka Bari ayaa ka cabanaya biyo laaan ka jirta degmada iyo daryeel caafimaad oo aysan lahan degmada taas oo lagula tacaalo haweenka Xaamilada ah kuwaas oo loo sooqaado xilga ay dhalamdooda dhawdahay magaalada Bosaaso oo qiyaastii 70kmtir ujirta .

Dadka deegaanka ayaa sheegay in maamulka degmada uu ka gaabiyay wax kaqabashada shacabka degmada Qandala .

Dagmada waxaa olole nadaafadeed ka wada dhalinyaro iskood isku xilqamay Hadaba Wariye xasan Heykal ayaa qadka Telfoonka kuwaraystay Faarax Maxamed Xuseen oo kamid ah Waxgaradka deegaanka iyo Cabdilaahi Maxamuud yuusuf oo kamid aha dhalinyarada ololaha nadaafadeed kawada degmada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com