Garoowe: Gaari Burburiyey Maqaayad Ciyaaro Lagu Daawanayey iyo Dad Badan oo Ku Dhaawacmay (Sawirro)

Garoowe: Gaari Burburiyey Maqaayad Ciyaaro Lagu Daawanayey iyo Dad Badan oo Ku Dhaawacmay (Sawirro)

Inta la xaqiijyey 10 ruux oo shacab ah ayaa dhaawacyo kala duwan ka soo gaareen kadib markii gaari nooca raaxada ah oo xawaare sare ku socda uu burburiyey maqaayad lagu daawanayey ciyaaraha oo kutaal magaalada Garoowe ee xarunta Puntland.

Gaarigaan oo ahaa nooca Soomaalidu u taqaan Saabuun Qubaysta ayaa waxa uu galay maqaayad ay dad badani ku sugnaayeen oo xilligaasi lagu daawanayey ciyaaro, waxaana dadkii ku dhaawacmay la gaarsiiyey isbitalka guud ee magaalada Garoowe.

SAWIRRO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com