Bannaynta Laamiga Ladhisayo ee Agagaarka Xarfo oo Socota (Sawirro)

HomeWararka

Bannaynta Laamiga Ladhisayo ee Agagaarka Xarfo oo Socota (Sawirro)

Dhismaha wadada isku xirta magaalooyinka Garoowe iyo Galkacyo ayaa si habsami leh u socda waxaana hadda socda wajigii ugu horeeyey ee inta u dhexaysa

Waddamada xubnaha ka ah urur Goboleedka IGAD oo Shir Muqdisho uga Furmay
Madxaweynaha waxaan u sheegay nika la yiraahado xasan shirre dawladi kaagama danbeyn”Cambaro Warsame
Gobolka Gedo oo lagu soo bandhigay rag ku eedaysan inay qaraxyo doonayeen inay fuliyaan

Dhismaha wadada isku xirta magaalooyinka Garoowe iyo Galkacyo ayaa si habsami leh u socda waxaana hadda socda wajigii ugu horeeyey ee inta u dhexaysa Burtinle iyo Xarfo oo qiyaastii 45 KM la xiray loona diyaarinayo dhismihii saxda ahaa.

Dhanka kalena, waxaa la bilaabay in la banneeyo hareeraha laamigii hore kudhowaad 20 KM oo u dhexaysay Xarfo iyo Burtinle oo horay aan laamiga looga leexin.

SAWIRRO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: