Dowladda Puntland oo Gudi u Saartay Duufaantii Caluula (dhegayso)

HomeWararka

Dowladda Puntland oo Gudi u Saartay Duufaantii Caluula (dhegayso)

Gudoomiyaha degmada Caluula ee gobolka Gardafuu Suldaan Cali Shire Maxamed oo lahadlay radio daljir ayaa sheegay in dowladu ay kala hadleen xaalada

Maamulka Jubbaland oo daahfuray imtixaanka mideysan ee fasalka 8-aad
Maxkamadda Sare ee Puntland oo siidaysay 17- Iiraaniyiin ah (dhegayso)
Xaalada Soomaalida ku nool dalka Bakistaan (dhegayso)
Gudoomiyaha degmada Caluula ee gobolka Gardafuu Suldaan Cali Shire Maxamed oo lahadlay radio daljir ayaa sheegay in dowladu ay kala hadleen xaalada cakiran ee deegaanka caluula kajirta oo ay kamitahay fatahaadii ay samaysay bada oo qasaare laxaadleh ugaysatay guryo iyo hantidii dadka deegaankaasi ay lahaayeen.

Gudoomiyaha ayaa sgeegay in madaxweynuhu arintan uu usaaray gudi sooqiimeeyay sida  uu dhibku udhacay balse arintan ay hakad galisay magacaabistii golaha wasiirada oo uu madaxweynuhu ku mashquulsanaa taas oo keentay in wafdigii tagilahaa deegaanka ay baaqdaan.

Dhanka kalena gudoomiyaha ayaa sheegay in dhawaan lasoo dhisi doono golihii deegaanka ee degmada caluula oo mudo badanb aan lahan gole deegaan.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: