Wariye Cumar Dheere oo Maalinkii 4aad Xiran & Baaqa Saxaafadda Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Wariye Cumar Dheere oo Maalinkii 4aad Xiran & Baaqa Saxaafadda Puntland (dhegayso)

Magaalada Garoowe waxaa wali ku xiran wariye Cumar Saciid Maxamed (Cumar Dheere) oo kamid ah bahda saxaafadda Puntland. Cumar Dheere ayaa maalintii afraad ku xiran saldhiga kontoroolka konfureed ee Garoowe. Axmed sheekeye ayaa faahfaahinta iyo warbixinta inoo haya. Dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/598c7d530401005d0ed2b39d/Cumar+Dheere-maalinkii+4aad_Sheekeeye_10+Aug+17+.mp3 Warbixinta Tallman ee xarigga Cumar Dheere, 7 Agoosto ’17 http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/598895e0030100192f08bb28/Warbixin+Xarigga+Saxafi+Cumar+Dheere_Tallman_Bsso-07-Aug-2017.mp3

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Warka Caweysin Iyo Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Magaalada Garoowe waxaa wali ku xiran wariye Cumar Saciid Maxamed (Cumar Dheere) oo kamid ah bahda saxaafadda Puntland. Cumar Dheere ayaa maalintii afraad ku xiran saldhiga kontoroolka konfureed ee Garoowe.

Axmed sheekeye ayaa faahfaahinta iyo warbixinta inoo haya.

Dhegayso

Warbixinta Tallman ee xarigga Cumar Dheere, 7 Agoosto ’17

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: