HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Gole Wasiiro oo Ka Kooban 53 Xubnood (dhegayso)

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka magacaabay golo wasiiro ah oo ka kooban 53 wasiir, wasiir ku-xigeeno iyo wasiiru dowlayaal isugu jira, waxaana magacyada saxaafadda u akhriyey afhayeenka dowladda Puntland Cabdullaahi Quraan Jecel. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59881bea040100cf260afc49/Wasiirrada.mp3    

Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka oo xulis kawadda Kismaayo
Ciidamada Koonfur galbeed oo soo bandhigay hub howlgal lagu soo qabtay (Sawiro)
Warka DDM iyo Wariye Axmed Maxamed Nadiif (Daawo)

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka magacaabay golo wasiiro ah oo ka kooban 53 wasiir, wasiir ku-xigeeno iyo wasiiru dowlayaal isugu jira, waxaana magacyada saxaafadda u akhriyey afhayeenka dowladda Puntland Cabdullaahi Quraan Jecel.

DHEGAYSO

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: