Site icon Radio Daljir

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Gole Wasiiro oo Ka Kooban 53 Xubnood (dhegayso)

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka magacaabay golo wasiiro ah oo ka kooban 53 wasiir, wasiir ku-xigeeno iyo wasiiru dowlayaal isugu jira, waxaana magacyada saxaafadda u akhriyey afhayeenka dowladda Puntland Cabdullaahi Quraan Jecel.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59881bea040100cf260afc49/Wasiirrada.mp3?_=1

 

 

Exit mobile version