Maamulka Gobolka Bari iyo Ganacsatada oo Go’aamo Soo Saaray (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka Gobolka Bari iyo Ganacsatada oo Go’aamo Soo Saaray (dhegayso)

Maamulka gobolka Bari, kan degmada Boosaaso iyo ganacsatada gobolka Bari oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa ku dhawaaqay go’aamo ku aadan cabashada shacabka, sicir bararka, diidmada shilling Soomaaliga iyo qiimaha dollarka, waxaana go’aankaasi uu noqday mid dhaqan gal ku dhow. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59857e56090100b70077376c/Warbixin+Heykal+qaadashada+lacgta+shilnka+soomaaliga+oo+bosaaso+qaybo+badan+ka+hir+gashay+ss+.mp3

BADHAN OO LAGA HIRGALIYAY MASHAARIIC HORUMARINEED (daawo)
MKX Camay oo Nooga Warramay Mashaariicda Jarmalku ka Wado Puntland (dhegayso)
Maamulka Jubbaland oo Maanta dil toogasho ku fuliyay Askar dil geysatay

Maamulka gobolka Bari, kan degmada Boosaaso iyo ganacsatada gobolka Bari oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa ku dhawaaqay go’aamo ku aadan cabashada shacabka, sicir bararka, diidmada shilling Soomaaliga iyo qiimaha dollarka, waxaana go’aankaasi uu noqday mid dhaqan gal ku dhow.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: