Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Kigali, Rwanda (dhegayso)

HomeWararkaCAAWA & DALJIR

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Kigali, Rwanda (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir, waxa uuna cawaysinkan idin kaga imaanaya magaalada Kigali, dalka Rwand

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir, waxa uuna cawaysinkan idin kaga imaanaya magaalada Kigali, dalka Rwanda, waxaa soojeedinaya Khadar Cawl Ismaaciil.

Kaga bogo wixii caawa warar ugu waaweynaa, dal iyo dibad, ayna ugu horreeyaan:

  • Kaniisadda Hargeysa oo dib mar kale loo xiray
  • Sicirbararka Bossaso, lacagaha faalsada, iyo heshiisyo hordhac ah
  • Cabashooyinka Nabadoonada gobolka Mudug ee Xukuumadda Puntland

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: