Askarigii Diley Wasiirka Howlaha Guud oo Xukun Dil ah Lagu Fuliyey (dhegayso)

HomeWararka

Askarigii Diley Wasiirka Howlaha Guud oo Xukun Dil ah Lagu Fuliyey (dhegayso)

Maxkmadda sare ee Ciidamada Qalabka sida dowlada Soomaaliya ayaa mar kale xukun dil ah ku riday askarigii ka dambeeyay dilkii Muqdisho loogu geestay W

Kuuriyada Waqooyi oo laba gantaal ku ridday meel ka baxsan xeebaha bari ee gacanka Kuuriya
Madaxwayne Farmaajo: “Mucaaradku ma ahan kan dowladdaha shisheeye soo raaca” (daawo)
Musharax Maad “Waxaan yaraynayaa cadadka qaadka soo gala Puntland”

Maxkmadda sare ee Ciidamada Qalabka sida dowlada Soomaaliya ayaa mar kale xukun dil ah ku riday askarigii ka dambeeyay dilkii Muqdisho loogu geestay Wasiirkii Howlaha guud iyo dib u dhiska Cabaas Siraaji Sheekh Isxaaq.

Maxkamada sare ayaa ugu dambeyn xukun dil ah ku riday Dable Axmad C/laahi Cabdi (Caydiid) kadib markii uu racfaan ka qaatay xukun dil ah oo horey ugu riday Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada qalabka sida.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: