Madaxweyne Xaaf oo Furay Kalfadhigii 5aad ee Baarlamaanka Galmudug (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne Xaaf oo Furay Kalfadhigii 5aad ee Baarlamaanka Galmudug (dhegayso)

Madaxweynaha maamulka Galmudug, Mudane Axmed Ducaalle Xaaf, ayaa maanta furay kalfadhiga 5aad ee Xildhibaanada Barlamaanka Galmudug. Madaxweyne Xaaf a

UFAYN GOBOLKA BARI & XAALADA ABAARTA DAD & DUUNYO (daawo)
Ganacsatada Puntland oo ka horyimid go’aan ka soo baxay wasiirka Ganacsiga (Daawo)
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Baydhabo ku wajahan

Madaxweynaha maamulka Galmudug, Mudane Axmed Ducaalle Xaaf, ayaa maanta furay kalfadhiga 5aad ee Xildhibaanada Barlamaanka Galmudug. Madaxweyne Xaaf ayaa ka codsaday Xildhibaanada Galmudug in ay dardargeliyaan shaqooyinka horyaalla.

Xaaf ayaa sheegay in Galmudug xilligaan ay ka jiraan caqabado waaweyn , sida dagaallo iyo Abaaro, sidaas darteed waa in xildhibaanada Galmudug ay meelmariyaan sharciyo dhowr ah Sida:

  1. Ansixinta Tariifada canshuur aruurinta wasaarada Maaliyadda
  2. Ansixinta Siyaasadda wasaaradaha
  3. Ansixinta 8 hindise sharciyeed iyo shaqooyin kale

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: