Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Adan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

HomeWararkaCAAWA & DALJIR

Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Adan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan kuna soodhawaada barnaamijkii caawaysnimo ee Caawa & Daljir. Caawa waxaa barnaamijka idina la socodsiinaya Jamaal Faarax Aadan

Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Boosaaso (daawo)

Cawaysin wanaagsan kuna soodhawaada barnaamijkii caawaysnimo ee Caawa & Daljir. Caawa waxaa barnaamijka idina la socodsiinaya Jamaal Faarax Aadan (JFA), wuxuuna barnaamijku idinkaga imaanayaa xarunta Daljir Gaalkacyo.

Caawa & Daljir kaga bogo wararkii ugu dambeeyay ee dal iyo dibad, wararka ugu waaweyn caawana waxaa ka mid ah:

  • Wasaaradda Xanaanada Xoolaha DFS oo sheegtay in xoolo 1 milyan ka badan xilliga Xajka loo dhoofin doono Sacuudiga
  • Ahlusunna oo dagaalka Xeraale ku eedaysay Galmudug
  • Garaad Cabullaahi Cali Ciid oo ka hadlay dagaal beeleedyada ka soo cusboonaaday dalka

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: