Jidka Ceeldaahir Ceerigaabo: Doorka Dhallinta iyo Kan looga Fadhiyo (dhegayso)

HomeWararka

Jidka Ceeldaahir Ceerigaabo: Doorka Dhallinta iyo Kan looga Fadhiyo (dhegayso)

Waxaa meel wanaagsan maraya dhismaha wadada xiriirisa Ceeldaahir iyo Ceerigaabo, waxaana maanta ka hadlay halkay wax marayaan dhalinyarada illaa bishi

Madaxweynaha Gobolka Tigreega oo ku baaqay xabad joojin
Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)
Dood looga hadlayeey Dowladnimadda iyo kaalinta Bulshadda oo Muqdisho lagu qabtay

Waxaa meel wanaagsan maraya dhismaha wadada xiriirisa Ceeldaahir iyo Ceerigaabo, waxaana maanta ka hadlay halkay wax marayaan dhalinyarada illaa bishii Ramadan ku howlana garab-istaaga mashruuca.

Prof. Maxamed Cabdinuur Muuse waa xiriirayaha dhalinyarada Gobalka Sanaag wuxuuna kamid yahay dhalinyarada u istaagay in wadadu noqoto waddo laami ah. Dhalinyaradan ayaa olole ka bilaabay la shirida bulshada Puntland qaybaheeda kala duwan si ay uga qaybqaataan dhismaha waddada.

Maxamed Cabdinuur waxa uu u waramay Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: