HomeUncategorized

Maxaabiis cafis loo fidiyey munaasabada Ciid al Fitriga awgeed. [Dhegaysi …]

Garowe, Sept 17 - Wareegto ka soo baxday madaxtooyada Puntland ayaa cafis loogu fidiyey 94 maxbuus oo ku xiran jeelasha Puntland. Wareegtada ayaa ku

MURASHAX Axmed Cabdisalaam oo si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Cadaado
DHEGEYSO-Shacabka Jubbaland oo loogu baaqay kaqaybgalka dhammaystirka maxjarka Kismaayo.
DHEGEYSO-Xasan Maxamuud Hayl oo kahadlay xiisadaha colaadeed ee Galkacyo.

Garowe, Sept 17 – Wareegto ka soo baxday madaxtooyada Puntland ayaa cafis loogu fidiyey 94 maxbuus oo ku xiran jeelasha Puntland. Wareegtada ayaa ku wargelisay saraakiisha ciidanka amniga cafiska madaxweyne, iyada oo sidoo kalena lagu wargeliyey saxaafada maxalliga ah tirada maxaabiista, jeelasha ay ku kala jiraan, iyo sababta cafiska loogu fidiyey.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: