Hantidhowrka Guud: “Wax Lacag ah lagama Saari Karo Bangiyada iyo Xawaaladaha Puntland”

HomeWararka

Hantidhowrka Guud: “Wax Lacag ah lagama Saari Karo Bangiyada iyo Xawaaladaha Puntland”

Hantidhowraha guud ee dowladda Punttand, Jaamac Maxamed Cusmaan, ayaa soo saarayo go’aan lagu hakinayo in wax lacag ah laga saaro khasnadaha dowladda, sida Bankiyada iyo xawaaladaha gaarka ah. Amarka Hantidhowrka Guud ayaa yimid maalin kaddib mooshinkii kalsooni-kala-laabashada xukuumadda Madaxweyne Gaas.

Madaxwayne Farmaajo oo Booqasho aan horay loo sii shaacin ku tagay dalka Kenya (sawiro)
Aragatida Waxgaradka iyo qaybaha kale ee Bulashada Burtinle Dagaalki Shalay ka dhacay Garowe
Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)

Hantidhowraha guud ee dowladda Punttand, Jaamac Maxamed Cusmaan, ayaa soo saarayo go’aan lagu hakinayo in wax lacag ah laga saaro khasnadaha dowladda, sida Bankiyada iyo xawaaladaha gaarka ah.

Amarka Hantidhowrka Guud ayaa yimid maalin kaddib mooshinkii kalsooni-kala-laabashada xukuumadda Madaxweyne Gaas.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: