Dadka Xoolaha Ku Gowraca Qardho oo La Diiwaangelinayo (dhegayso)

HomeWararka

Dadka Xoolaha Ku Gowraca Qardho oo La Diiwaangelinayo (dhegayso)

Wasaaradda xanaanada xoolaha Puntland ayaa magaalada Qardho kawada diiwaangelinta dadka ku shaqaysta xirfadda gowraca xoolaha dabaaxaha ah, madaxa xafiiska xanaanada xoolaha ee Qardho Cabdicasiis Khaalid Dhaanto, ayaa arrimahaasi Daljir uga waramay. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/596c77400601004571340cc5/Waraysi+Wasarada+xananada+xolaha+puntland+xafiskeda+qardho+17_7_2017.mp3

Xildhibaan Dhakool “ 18 May Maalin Qaran Ma Aha (Daawo)
Cali Xaaji Warsame: “Ma dhici doonto in Bossaso qof dambe oo biri-ma-gaydo ah lagu dilo” (dhegayso)
Maxaa sabab u ah dib udhaca ku yimid kulankii maanta ee Golaha Shacabka? (daawo)

Wasaaradda xanaanada xoolaha Puntland ayaa magaalada Qardho kawada diiwaangelinta dadka ku shaqaysta xirfadda gowraca xoolaha dabaaxaha ah, madaxa xafiiska xanaanada xoolaha ee Qardho Cabdicasiis Khaalid Dhaanto, ayaa arrimahaasi Daljir uga waramay.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: