Arday ka Qalinjabisey Machadka Dr Kiimiko ee Degmada Burtinle (dhegayso)

HomeWararka

Arday ka Qalinjabisey Machadka Dr Kiimiko ee Degmada Burtinle (dhegayso)

Machadka caafimaadka Dr Kiimiko ee degmada Burtinle ayaa waxaa ka qalin jebiyey qaybaha kala duwan ee caafimaadka, waxaana xafladdii loo qabtay ka qay

Dhuusamareeb: Wufuud kusii qul quleysa Magaalada & amniga oo aad loo adkeeyay (daawo)
Kuuriyada Waqooyi oo Tijaabisey Gantaalkii Ugu Ridada Dheeraa (daawo)
NISA “Waxaanu qabanay waxyabaaha qarxa”

Machadka caafimaadka Dr Kiimiko ee degmada Burtinle ayaa waxaa ka qalin jebiyey qaybaha kala duwan ee caafimaadka, waxaana xafladdii loo qabtay ka qaybgalay mas’uuliyiin iyo dadweyne.

Hadaba furitaankii xaflada waxaa kahadlay Maamulha Macahadka D,r Cabdi xakiin dhaashane oo aha maamulha guud ee Machadkan waxaana uu kawarbixiyay marxaladihii kala duwanaa ee uu Machadku soomaray tan iyo markii la aasaasay sanadkii 2013 kii .

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: