Cabshada Bulshada Burtinle iyo Banaanbixii Maanta (Codad)

HomeWararka

Cabshada Bulshada Burtinle iyo Banaanbixii Maanta (Codad)

Degmada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa waxaa saaka ka socda banaanbax ballaaran oo ay dhigayaan qaybaha kala duwan ee shacabka kunool magaaladaasi.

Turkiga oo sheegay in Soomaaliya lagu hayo cadaadis siyaasadeed
Maxaa Todobaadkii Hore U Qabsoomay Xukuumadda Soomaaliya
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday dugsiga Tababarka Kumaandooska Dalka Turkiga ee Isparta

Degmada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa waxaa saaka ka socda banaanbax ballaaran oo ay dhigayaan qaybaha kala duwan ee shacabka kunool magaaladaasi.

Boqolaal shacab ah oo isaga kalayimid xaafadaha ay ka kooban tahay degmada Burtinle ayaa waxa ay isugu soo bexeen suuqyada iyo wadooyinka waaweyn ee magaalada, waxaana ay sheegeen inay ka canayaan sicir barar kii ugu xumaa oo kajira Burtinle.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: