Alshabaab oo Sheegatay Mas’uuliyadda Weerar Ka Dhacay Kenya

HomeWararka

Alshabaab oo Sheegatay Mas’uuliyadda Weerar Ka Dhacay Kenya

War lagu qoray Warbaahinta Taageerta Al-shabaab ayaa lagu sheegay in Saraakiil iyo Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya lagu dilay inta u dhaxeysa Lamu iyo Mp

Fariin caafimaad bulshada iyo saamaynta safmareenka Covid 19
Midowga Yurub oo Bayaan kulul ka soo saaray xaaladaha amni ee Jubbaland iyo Galmudug
Dawladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kala saxiixday heshiis lagu horumarinaayo wax soo saarka Dalka

War lagu qoray Warbaahinta Taageerta Al-shabaab ayaa lagu sheegay in Saraakiil iyo Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya lagu dilay inta u dhaxeysa Lamu iyo Mpeketoni oo ka tirsan Kenya.

Al-shabaab ayaa sheegay in ay Beegsadeen Kolonyo Gaadiid ah oo ay saarnaayeen Ciidamada Kenya islamarkaana halkaas ay ku dileen 5 Askari oo Kenyaan ah,waxaana sidoo kale Al-shabaab ay sheegeen in ay soo Furteen illaa Labo Gaari oo ay leeyihiin Ciidamada Kenya.

Al-shabaab ayaa Dhowr jeer Weeraro nuucaan oo kale ah ku qaaday Gudaha wadanka Kenya,kuwaas oo Sababay dhimasho iyo dhaawac.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: