Ganacsatada Burtinle: “Ha laga Wada Shaqeeyo Danta Guud iyo Horumarinta Degmada”

HomeWararka

Ganacsatada Burtinle: “Ha laga Wada Shaqeeyo Danta Guud iyo Horumarinta Degmada”

In muddo ah waxaa shirar u socdeen maamulka degmada iyo ganacsatada degmada Burtinle, shirkaas oo ku saabsanaa kicinta canshuuraha degmada ayaa maanta

Madaxda dowlad gobaleedyada oo gaaray Garoowe
Madaxwayne Siciid Deni “Somaliland haddii ay Ingiriis noqdeen anagu manihin Talyaani” (Daawo)
Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xaawo Axmed Maxamuud Daljir Garowe (dhegayso)

In muddo ah waxaa shirar u socdeen maamulka degmada iyo ganacsatada degmada Burtinle, shirkaas oo ku saabsanaa kicinta canshuuraha degmada ayaa maanta waxaa la isku afgartay in canshuur bixinta la bilaabo, ganacsataduna ay soo dhaweeyaan qaadista cashuuraha.

Canshuurta ayaa la isla gartay in lagu horumariyo adeegyada degmada iyo kuwa arrimaha bulshada, sida caafimaadka, nadaafadda, iyo waxbarashada.

Kulanka degmada ayaa ku soo dhamaaday isfahan buuxa, waxaa kale oo la isku wada famahay in laga wada shaqeeyo danta guud iyo horumarinta degmada Burtinle, lagana saaro ragaadnimada la soo daristay degmada.

Cabdi Axmed ‘Xaaji Farateeb’
Radio Daljir Burtinle

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: