Madaxwayne Siciid Deni “Somaliland haddii ay Ingiriis noqdeen anagu manihin Talyaani” (Daawo)

HomeWararka

Madaxwayne Siciid Deni “Somaliland haddii ay Ingiriis noqdeen anagu manihin Talyaani” (Daawo)

  Madaxwaynaha cusub ee dowladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa waraysi uu siiyay telfishinka BBC Somali waxaa uu ku sheegay Somaliland

Maraykanka oo Ka Hadlay Duqayn uu Ka Fuliyey Duleedka Muqdisho
Barnaamijka Hoobal iyo Hal-Abuur- khadar Cawl (dhegayso)
Maxay ka dhigantahay in Qatar ay soo dirsatay Safiir Sare (Ambassador Extraordinary)?

 

Madaxwaynaha cusub ee dowladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa waraysi uu siiyay telfishinka BBC Somali waxaa uu ku sheegay Somaliland inay kusoo xad gudubtay dhulka Puntland oo la yaqaan beelihii kalle duwanaa ee dhisay labada maamul Puntland iyo Somaliland.

Waxaa uu sheegay madaxwayne Siciid Deni inuu ogsoonyahay Somaliland inay kusoo xad gudubtay dhulka Puntland uuna ugu baaqayo inay ka baxdo dhulka ay kusoo xad gudubtay si nabad galyo ah.

Madaxwyanaha cusub ee Puntland ayaa sidoo kalle sheegay in Soomaaliya ay qaadatay nidaamka faderaalka oo ay ku wada heshiiyeen intii is ogol “Haddii ay iyagu Ingiriis noqdeen anagu ma nihin Talyaani ” ayuu yiri mar uu ka hadlayay doodda Somaliland ee ah inay ka koobantahay dhulkii Ingiriisku uu gumaystay.

Hoos kadaawo

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: