Taliska Bilayska Burtinle: “Ciddii aan Bixin Canshuurta Dowladda Tallaabo ayaa laga Qaadayaa” (dhegayso)

HomeWararka

Taliska Bilayska Burtinle: “Ciddii aan Bixin Canshuurta Dowladda Tallaabo ayaa laga Qaadayaa” (dhegayso)

Taliyaha saldhigga degmada Burtinle ee gobolka Nugaal oo lahadlay warbaahinta Daljir ayaa shaaca ka qaaday in dhammaan ganacsatada magaalada Burtinle looga baahan yahay bixinta canshuurta dowladdu soo rogtey ciddii bixin waydana tallaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5964a2b30601000aea2f8f20/Taliyah+saldhiga+boliskaburtinle.mp3

Ciidamada Jubbaland oo howlgalo qorshaysan ku dilay xubno ka tirsan Al-shabaab.
Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Sanaag Aadan Axmed: “Mahad Canbaashe waxuu la midyahay Muuse Biixi, waana nin dil ku xukaman”
Xildhibaano Koonfur Galbeed katirsan oo Gaaray Baydhabo

Taliyaha saldhigga degmada Burtinle ee gobolka Nugaal oo lahadlay warbaahinta Daljir ayaa shaaca ka qaaday in dhammaan ganacsatada magaalada Burtinle looga baahan yahay bixinta canshuurta dowladdu soo rogtey ciddii bixin waydana tallaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: