Kaalintii Soomaaliya ee Khaliijka Carabta iyo Tabar Darrida Maanta (dhegayso Faaqidaad)

HomeWararka

Kaalintii Soomaaliya ee Khaliijka Carabta iyo Tabar Darrida Maanta (dhegayso Faaqidaad)

Marka taariikhda dib loo raaco soomaliya waxay kaalinta koowaad kaga jirtay waadamada Islaamka ee Khaliijka iyo Carabta kalaba taageero siin jirta, si

Dawlada Soomaaliya oo dhegaha ka furaysatay arday ku xaniban Chinaha (daawo)
Ciidanka Shiinaha oo Gacanta Ku Dhigay Hogaamiye Katirsan Burcad Badeedda Soomaalida
Warka Fiidnimo, Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)

Marka taariikhda dib loo raaco soomaliya waxay kaalinta koowaad kaga jirtay waadamada Islaamka ee Khaliijka iyo Carabta kalaba taageero siin jirta, siiba dhinacyada dhaqaalaha, latalinta iyo dhanka khibradda ciidan intaba.

Hadaba si aan wax badan uga ogaano arrimahas Ayaan waxaa arintaas inooga waramay Maxamed Cali Jaamac oo muddo dhan 34 sano ku noola wadamada khaliijka siiba wada isutaga Imaraadka carabta  ayaa radio Daljir mar uu waraysi siinayay ka hadlay waxyaabaha loo bahan yahay in looga daydo wadankaas yar ee hurumarka balaaran ka sameeyay xaga dhaqaalaha sida beeraha, biya xireenada kaabayasha dhaqaalaha IWM.

Cabdi Xakiin Xusein Xasan ayuu u waramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: