Bulshada Tuulada Xiriiro oo Soo Dhoweysey Degmonimada Xumbays (dhegayso)

Bulshada Tuulada Xiriiro oo Soo Dhoweysey Degmonimada Xumbays (dhegayso)

Qaybaha kala duwan ee bulshada Tuulada Xiriiro oo hoosyimaada deegaanka Xumbays oo dhowaan golaha xukuumadda Puntland u aqoon satay degmo dhammaystirsan haseyeeshee aan weli codka ogolaanshaha kahelin golaha wakiilada Puntland ayaa waxa ay soo dhoweeyeen tallaabada ay xukuumaddu degmo ugu magacawday.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0