Site icon Radio Daljir

Kaalintii Soomaaliya ee Khaliijka Carabta iyo Tabar Darrida Maanta (dhegayso Faaqidaad)

Seated from left to right at table, Saudi Foreign Minister Adel al-Jubeir, United Arab Emirates Foreign Minister Abdullah bin Zayed al-Nahyan, Egyptian Foreign Minister Sameh Shoukry, and Bahraini Foreign Minister Khalid bin Ahmed al-Khalifa meet in Cairo, Egypt, Wednesday, July 5, 2017. The foreign ministers from four Arab nations that have sought to isolate Qatar over its alleged support for extremist groups started talks Wednesday, hours after the quartet said they had received Qatar's response to their demands for ending the crisis. (Khaled Elfiqi, Pool, via AP)

Marka taariikhda dib loo raaco soomaliya waxay kaalinta koowaad kaga jirtay waadamada Islaamka ee Khaliijka iyo Carabta kalaba taageero siin jirta, siiba dhinacyada dhaqaalaha, latalinta iyo dhanka khibradda ciidan intaba.

Hadaba si aan wax badan uga ogaano arrimahas Ayaan waxaa arintaas inooga waramay Maxamed Cali Jaamac oo muddo dhan 34 sano ku noola wadamada khaliijka siiba wada isutaga Imaraadka carabta  ayaa radio Daljir mar uu waraysi siinayay ka hadlay waxyaabaha loo bahan yahay in looga daydo wadankaas yar ee hurumarka balaaran ka sameeyay xaga dhaqaalaha sida beeraha, biya xireenada kaabayasha dhaqaalaha IWM.

Cabdi Xakiin Xusein Xasan ayuu u waramay.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59648ca2020100894a452166/Waraysi_Isutaga+Imaaradka+Carabtu+Muxuu+Horumarka+ku+Gaaray+Falanqeyn+Maxamed+Maxamuud+Jaamac.mp3?_=1
Exit mobile version