Jan. Maxamed Faarax Caydiid: “Waxaan Rabnaa Ajnabigu in uusan na Faragelin oo noo kala Eexan (1993)”

HomeRaadreeb

Jan. Maxamed Faarax Caydiid: “Waxaan Rabnaa Ajnabigu in uusan na Faragelin oo noo kala Eexan (1993)”

Dib-u-milicso Xamar iyo 1993 iyo fikradihii Janaraal Maxamed Faarax Caydiid. Janaraal Caydiid muxuu ka aaminsanaa Cali Mahdi? Muxuu se ahaa fikirkiisii burcadda Xamar oo ka yiri? Waanwaantii Qaramada Midoobay iyo tuhunkiisu muxuu ahaa? Muxuu ka aaminsanaa huwantii Maraykanka? Kaga bogo waraysiga hoose http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5961abd109010068c24065b2/Raadreeb_Jan.+MF+Caydiid_1993.mp3    

Jilaa Cabdille Cabdi Maxamuud ‘Oday Cabdille’: Taariikhda Jilaanimo iyo Tabihii Maadda iyo Matalaadda (dhegayso)
Martisoor: Cawaale iyo Heesihiisii Halganka Xornimo Doonka (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Boosaaso (dhegayso)

Dib-u-milicso Xamar iyo 1993 iyo fikradihii Janaraal Maxamed Faarax Caydiid.

Janaraal Caydiid muxuu ka aaminsanaa Cali Mahdi? Muxuu se ahaa fikirkiisii burcadda Xamar oo ka yiri? Waanwaantii Qaramada Midoobay iyo tuhunkiisu muxuu ahaa? Muxuu ka aaminsanaa huwantii Maraykanka?

Kaga bogo waraysiga hoose

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: