HomeUncategorized

Munaasabad lagu xusayo 1-da Ogoosto ee yagleekii Puntland oo 1-da bisha ka dhici doonta Columbus, OH. [Akhris …]

Columbus, July 30 - Munaasabad lagu xusayo 1-da Ogoosto ee maalinta yagleelka Puntland ayaa waxaa qabanqaabinaya qurbajoogta Puntland ee Columbis, OH

Caawa iyo Daljir, Axad April, 14 -2013, Cabdifataax Cumar Geeddi ‘ (Daljir Garoowe)
Jaaliyadaha Puntland ee Yurub oo Hogaan Cusub Yeeshay
QM oo ka dalbatay ka qeyb-galayaasha New deal in ay miiska saaran taageerada dhaqaale Soomaaliya

Columbus, July 30 – Munaasabad lagu xusayo 1-da Ogoosto ee maalinta yagleelka Puntland ayaa waxaa qabanqaabinaya qurbajoogta Puntland ee Columbis, OHIO.

Waxaa iyana jira munaasabado kuwan la mid ah oo ay qorshaynayaan qurbajoogta Puntland ee dunida daafaheeda, lagana xusi karo Australia, Canada, US, UK and meelo kale oo caalamka ka mid ah.

Gobollada Puntland ayaa waxaa ka socday maalmihii la soo dhaafay qabanqaabo xoogan oo loogu diyaargaroobayo xuska 1-da Ogoosto. Magaalooyinka Garowe, Bossaso & Galkayo ayaa ka mid ah meelaha isda aadka ah looga xusayo munaasabada 1-da Ogoosto.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir. http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: