Caawa iyo Daljir, Axad April, 14 -2013, Cabdifataax Cumar Geeddi ‘ (Daljir Garoowe)

In ka badan 15 qof oo dhimatay kadib weerar lagu qaaday Maxkamadda gobolka Banaadir, Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka oo canbaareeyey weerarka lagu qaaday Maxkamada Muqdisho, Mashruuc lagu hagaajinayo wadada Boosaaso ee laamiga ah oo lasoo gaba gabeeyey , iyo Wasaarada Caafimaadka Puntland oo daah furtay mashruuca dhamaystirka adeegyada caafimaadka gobolak Nugaal.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com