Waxsoosaarka Beeraha Gobolka Bari oo Sarakacay (dhegayso + sawirro)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Waxsoosaarka Beeraha Gobolka Bari oo Sarakacay (dhegayso + sawirro)

Beeralayda gobolka Bari ayaa sheegay inuu sanadkan aad u wanaagsanaa waxsoosaarkooda dhanka beeraha, marka la barbardhigo sanadihii hore. Guddoomiyaha iskaatashada beeralayda gobolka Bari Axmed Maxamed Muumin ayaa xusay sandkan beerahooda inay ka badbaadeen cayayaano dhibaato ku hayn jiray sanadihii hore beeraha. Maxamud Cabdi Ibrahim ayuuna u warammay. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/595e7ee30201000ee041d5a0/Gud+Beeralayda+gobolka+Bari+Axmed+Maxamed+Muumin_6+jul+17.MP3  

Wasiir Juxa & shirka adkeynta ammaanka caasimada iyo maamul wanaagga
Guddoomiye Abshir Cabdicasiis oo nooga warramay Laascaanood & xaalka saraakiisha sare ee Somaliland
Amarkii RW Khayre: “Qalbidhagax oo ah muwaadin Itoobiyan ah … xiriir dhowna la leh argagixisada ha lagu wareejiyo safiirka Itoobiya” (digreeto)

Beeralayda gobolka Bari ayaa sheegay inuu sanadkan aad u wanaagsanaa waxsoosaarkooda dhanka beeraha, marka la barbardhigo sanadihii hore.

Guddoomiyaha iskaatashada beeralayda gobolka Bari Axmed Maxamed Muumin ayaa xusay sandkan beerahooda inay ka badbaadeen cayayaano dhibaato ku hayn jiray sanadihii hore beeraha.

Maxamud Cabdi Ibrahim ayuuna u warammay.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: