Maxaa ka soo Baxay Shirkii Golaha Wasiirada Puntland (war murtiyeed)

HomeWararka

Maxaa ka soo Baxay Shirkii Golaha Wasiirada Puntland (war murtiyeed)

Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiim Xaaji Cabdullaahi Cumar

12 jir Burtinle lagu kufsaday oo aan isbitaal Bossaso ku booqanay (daawo | dhegayso)
Dowladda Ingiriiska oo soo saartay digniin ku aadan weeraro ay qorsheynayaan Al-Shabaab
Xulashada Daljir & Faadumo Deggan Daahir, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiim Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey, ayaa looga hadlay arrimaha kala ah Nabadgelyada dalka, La xisaabtanka Hay’adaha Soo Saara Warbixinada, Raadkii ay abaaruhu ku reebeen Gobolada Puntland, Dagaalka ay Kooxda Al-shabaab ku Hayaan Lacagta Shilin Soomaaliga ah iyo Warbixino.

Xafiiska Warfaafinta, Wacyi-gelinta, Hiddaha iyo Dhaqanka ee Madaxtooyada Dawladda Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: