Madaxweynaha Jubbaland oo Cimraysi kaddib Kismaayo ku soo Laabtay (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweynaha Jubbaland oo Cimraysi kaddib Kismaayo ku soo Laabtay (dhegayso)

Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed islaam Axmed Madoobe oo maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo kadib markii uu soo cimraystay. Madaxweyne Axmed madoobe ayaa sheegay in dhawaan uu bilaban doono howlgal milatari oo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ee ku sugan deegaanada Jubaland ay kaga sugan yihiin. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/595d026806010090662b5470/Axme+madoobe+.MP3

Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Madaxweyne Farmaajo oo Kormeer kadis ah kutagay xarunta Xaruunta Taliska Ciidanka Booliska ee gobolka banaadir (dhegayso)

Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed islaam Axmed Madoobe oo maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo kadib markii uu soo cimraystay.

Madaxweyne Axmed madoobe ayaa sheegay in dhawaan uu bilaban doono howlgal milatari oo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ee ku sugan deegaanada Jubaland ay kaga sugan yihiin.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: