Guusha Goldogob Sare ee Tartan & Tacliin iyo Koobkii oo Laamiga ka Degey (dhegayso)

HomeWararka

Guusha Goldogob Sare ee Tartan & Tacliin iyo Koobkii oo Laamiga ka Degey (dhegayso)

Magaalada Garoowe ee xarunta Puntland waxaa xalay lagu soo afmeeray barnaamij aqooneedkii Tartan & Tacliin ee bishii Ramadaan ka soo socdey idaaca

Saaka & Dunida iyo Jaamac Cabdiraxmaan Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Magaalada Garoowe ee xarunta Puntland waxaa xalay lagu soo afmeeray barnaamij aqooneedkii Tartan & Tacliin ee bishii Ramadaan ka soo socdey idaacadda Daljir xarumeheeda kala duwan ee Soomaaliya iyo mareegta Internetka ee DALJIR.COM.

Tartan iyo Tacliin ayaa waxaa kaalinta koowaad ku guulaystay Dugsiga Sare ee Galdogob oo sanadkaan koobka ka dejiyey laamiga, waxaana kaalinta labaad galay Daawad Garoowe, halka kaalinta saddexaadna uu iska xaadiriyey Al-Waaxa Garoowe.

HOOS KA DHEGAYSO WARBIXINTA KOOBKA T&T

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: