Guusha Goldogob Sare ee Tartan & Tacliin iyo Koobkii oo Laamiga ka Degey (dhegayso)

Guusha Goldogob Sare ee Tartan & Tacliin iyo Koobkii oo Laamiga ka Degey (dhegayso)

Magaalada Garoowe ee xarunta Puntland waxaa xalay lagu soo afmeeray barnaamij aqooneedkii Tartan & Tacliin ee bishii Ramadaan ka soo socdey idaacadda Daljir xarumeheeda kala duwan ee Soomaaliya iyo mareegta Internetka ee DALJIR.COM.

Tartan iyo Tacliin ayaa waxaa kaalinta koowaad ku guulaystay Dugsiga Sare ee Galdogob oo sanadkaan koobka ka dejiyey laamiga, waxaana kaalinta labaad galay Daawad Garoowe, halka kaalinta saddexaadna uu iska xaadiriyey Al-Waaxa Garoowe.

HOOS KA DHEGAYSO WARBIXINTA KOOBKA T&T

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com