Xoghayaha Burtinle: “Qashinkii Bannaankuu Daadsanyahay Canshuurna lama Bixiyo” (dhegayso)

HomeWararka

Xoghayaha Burtinle: “Qashinkii Bannaankuu Daadsanyahay Canshuurna lama Bixiyo” (dhegayso)

Maamulka degmada Burtinle ayaan wax ka wadiinay sababta ay wax uga qaban waayeen nadaafadda magaalada iyo gaadiidka iskarogooyinka ah ee qashinka ku d

Wasiir ka tirsan DFS oo Baraawe gaaray
Qormo: Muqdisho oo Nabad noqotay 27 sano kadib & Dadkii Nabadda u diiday
Maxkamadda Ciidamada oo dil toogasho ku xukuntay Askari ka mid ahaa Ilaalada Senator ka tirsan Barlamaanka Somaaliya

Maamulka degmada Burtinle ayaan wax ka wadiinay sababta ay wax uga qaban waayeen nadaafadda magaalada iyo gaadiidka iskarogooyinka ah ee qashinka ku daadiya dhuldaaqsimeedka xoolaha.

Maamulka ayaa sheegay in qashinka loo sameeyay godod loogu talagalay, gaadiidka sna ay tallaabo cad ka qaadi doonaan.

Cabdinuur Axmed Calash waa Xoghayaha Dowlada Hoose ee Burtinle waxaana waraystay wariye Xasan Heykal. Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: