Maamulka Isbitalka Guud ee Galkacyo oo Ka Warbixiyey Xaaladda Isbitalka (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka Isbitalka Guud ee Galkacyo oo Ka Warbixiyey Xaaladda Isbitalka (dhegayso)

Agaasimaha Isbitaalka Guud ee Magaalada Galkacyo oo maanta waraysi siiyay Radio Daljir ayaa ka hadalay xaaladda guud ee Isbitaalka iyo Xanunada ay daweeyaan. Agaasimaha ayaa sidoo kale ka hadlay cudurka shuban biyoodka oo ka dilaacay Deegaano ka Tirsan Gobolka Mudug shafici abdulkadir ayaa waraystay. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5954d782060100e14b686ac8/agaasimaha+Hospitalka.mp3

Warka Fiidnimo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Guddiga doorashooyinka Puntland oo gabagabeyey diwaangalinta xisbiyadda siyaasada
Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Agaasimaha Isbitaalka Guud ee Magaalada Galkacyo oo maanta waraysi siiyay Radio Daljir ayaa ka hadalay xaaladda guud ee Isbitaalka iyo Xanunada ay daweeyaan.

Agaasimaha ayaa sidoo kale ka hadlay cudurka shuban biyoodka oo ka dilaacay Deegaano ka Tirsan Gobolka Mudug shafici abdulkadir ayaa waraystay.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: