Maamulka Isbitalka Guud ee Galkacyo oo Ka Warbixiyey Xaaladda Isbitalka (dhegayso)

Maamulka Isbitalka Guud ee Galkacyo oo Ka Warbixiyey Xaaladda Isbitalka (dhegayso)

Agaasimaha Isbitaalka Guud ee Magaalada Galkacyo oo maanta waraysi siiyay Radio Daljir ayaa ka hadalay xaaladda guud ee Isbitaalka iyo Xanunada ay daweeyaan.

Agaasimaha ayaa sidoo kale ka hadlay cudurka shuban biyoodka oo ka dilaacay Deegaano ka Tirsan Gobolka Mudug shafici abdulkadir ayaa waraystay.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com