HomeUncategorized

Caraale, afhayeenka Xisb al Islam oo sheegay in dilka Cumar Xaashi uu ku faraxsan yahay. Dhegaysi …

Garowe, June 20 | Dood ku saabsan qarixii lagu dilay saraakiil ka tirsan dawlada Somaliya, oo ay ka mid ahaayeen Cumar Xaashi & C/kariim Laqanyo oo ay weheliyeen tobaneeyo saraakiil sare oo ka tirsan ciidanka milatariga. Waxaa dooda ka qayb qaadanaya Muuse C. Caraale , Faarax Maxille, C/casiis S. Samatar, C/raxmaan Saleebaan Cumar … http://daljir.com/

Dhagayso Caawa iyo Daljir Isniin 27 – June – 2016 – Waxaa looga hadlay Daljir oo maalintii 5aad Sharci-darro ku xiran
Madaxweynaha Somalia oo Baaq u Diray Ciidamada Dowladda
Ururka Ardayda Puntland ee Malaysia oo doortay hoggaan cusub, kulan ay ku yeeshay Plaza Hall.

Garowe, June 20 | Dood ku saabsan qarixii lagu dilay saraakiil ka tirsan dawlada Somaliya, oo ay ka mid ahaayeen Cumar Xaashi & C/kariim Laqanyo oo ay weheliyeen tobaneeyo saraakiil sare oo ka tirsan ciidanka milatariga.

Waxaa dooda ka qayb qaadanaya Muuse C. Caraale , Faarax Maxille, C/casiis S. Samatar, C/raxmaan Saleebaan Cumar … http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: