Xildhibaan Goodax Barre oo Ka Hadlayo Arrimo Badan iyo Ka Ganacsiga Mooshinka (daawo)

HomeWararka

Xildhibaan Goodax Barre oo Ka Hadlayo Arrimo Badan iyo Ka Ganacsiga Mooshinka (daawo)

Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo katirsan mudanayaasha barlamaanka federaliga ah ee Soomaaliya oo waraysi gaar ah siinayey Tvga Universal ayaa si kulul uga hadlay shaqooyinka horyaala barlamaanka, mooshinada xukuumadda laga keeno, hanka shacabku ka qabaan barlamaanka 10aad iyo faragelinta dalalka shisheeye. DAAWO https://youtu.be/LcJyX8gdTFo

Banaanbax looga soo horjeedo Cabururinta lagu hayo Shacabka lascanood oo Gaalkcyo kadhacay (dhegayso)
Shir looga hadlayo Tayeeynta Hay’addaha Dowladda oo Garoowe ka furmay (dhegayso/Sawiro)
Guddoomiye Xayle Xasan, Boocame: “Shacabku dagaal buu heeggan u yahay waxaana socda kacdoon” (dhegayso)

Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo katirsan mudanayaasha barlamaanka federaliga ah ee Soomaaliya oo waraysi gaar ah siinayey Tvga Universal ayaa si kulul uga hadlay shaqooyinka horyaala barlamaanka, mooshinada xukuumadda laga keeno, hanka shacabku ka qabaan barlamaanka 10aad iyo faragelinta dalalka shisheeye.

DAAWO

https://youtu.be/LcJyX8gdTFo

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: