Shir looga hadlayo Tayeeynta Hay’addaha Dowladda oo Garoowe ka furmay (dhegayso/Sawiro)

Shir looga hadlayo Tayeeynta Hay’addaha Dowladda oo Garoowe ka furmay (dhegayso/Sawiro)

Magalada Garoowe waxaa ka furmay Maanta shir socon doono laba maalin,kaas oo looga hadlayo Tayeynta maamul wanaaga Hay,adaha dawlada Puntland lagu soo bandhigayo waxqabadkii dawlada Puntland tan iyo Markii la aasaasay Puntland 1998 guuulaha la taaban karo ee la gaaray,

Shirkan waxaa ka qeyb galay masuulyiin ka socda maamulada dalka ,xafiiska Ra’isul Wasaaraha Hay’addo caalami ah oo Bangiga aduunku ka mid yahay, waxaaana shirka qaban qaabadiisa lahayd Wasaaradda shaqada shaqaalaha dhalinyarada iyo ciyaaraha Puntland.

Warbixintan Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa Kaso diray Garoowe

http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5adb5faf060100dd9df8d922/Warbxinta+Shirka+Garoowe+By+cXakiin+Xusein+.mp3

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com