Puntland oo Kahortimid Xeerka Saxaafadda Federaalka (dhegayso)

HomeWararka

Puntland oo Kahortimid Xeerka Saxaafadda Federaalka (dhegayso)

Garoowe waxaa maanta warbaahinta kula hadlay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Warfaafinta & Isgaarsiinta Puntland, Cabdifitaax Nuur Axmed (Ashkir), isag

PUNSAA”Dadka wada dacaayadaha ee khalkhalka iyo amni daradda caasimada abuurayaa haka waantoobaan,”
Shirweyne looga hadlayo Xaaladda Gobalka Gedo ayaa dhawaan ka furmi doona Garbaaharey
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Garoowe waxaa maanta warbaahinta kula hadlay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Warfaafinta & Isgaarsiinta Puntland, Cabdifitaax Nuur Axmed (Ashkir), isaga oo ka soo horjeestay xeerka isgaarsinta federaalka oo ay dhawan ansixiyeen golaha wasiirada Soomaaliya.

Cabdifitaax ayaa sheegay in inta an la ansixin xeerkaas loo baahna in la gala tashado maamul gobaleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka.

Wasiir Ashkir wuxuu sidoo kale sheegay in ay Wasaaradda Warfaafinta iyo Isgaarsiinta Puntland ay ku hawlanayd talo ka bixinta xeerkaan, khuburo Wasaaradda ka tirsanna loo saaray turxaan-bixinta xeerka, qodobbo muhiim ahna ay soo tilmaameen in wax laga badalo.

Warbixinta waxaa Garo0we inoo ka soo diray Maxamed Lakiman.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: