Bilicdii Dhulka oo soo Bidhaantay iyo Xoolaha oo Isdhex Daaqaya (Sawirro)

HomeWararka

Bilicdii Dhulka oo soo Bidhaantay iyo Xoolaha oo Isdhex Daaqaya (Sawirro)

Dhowaan inta badan gobolada Soomaaliya gaar ahaan Puntland waxaa ka da'ay roobab siweyn loogu diirsaday oo soo celiyey bilicda dhulkii iyo hanka reer

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Nabadoonada Cagaaran
Dab khasaare geystay oo ka kacay goob Ganacsi Boosaaso (dhegayso)
Madaxweynihii Hore ee Hiirshabeele Cosoble oo Doorashadi Jowhar Qaadacay

Dhowaan inta badan gobolada Soomaaliya gaar ahaan Puntland waxaa ka da’ay roobab siweyn loogu diirsaday oo soo celiyey bilicda dhulkii iyo hanka reer guuraagii iyo xoolihii ay saamaysay abaartii Sima ee dalka ka dhacday.

Haddaba idaacadda Daljir ayaa idiin soo gudbinaysa sawirrada qaar kamid ah dooxooyinka Nugaaleed oo noocyada xooluhu ay isdhex daaqayaan, dhowaana waxaan idin soo gudbin doonaa sawirro kale.

SAWIRRO HORDHAC AH.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: