Madaxweyne Gaas oo Shacabka ugu Hambalyeeyey Ciidul Fidriga (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne Gaas oo Shacabka ugu Hambalyeeyey Ciidul Fidriga (dhegayso)

Madaxweynaha dowladda Puntland, Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa ku dhawaaqay in maalinimada berri ah ay tahay 1da bisha Shawaal isaga oo shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Puntland ugu hambalyeeyey maalmaha ciidul fidriga. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/594eb3870b010087f2bb27f9/Madaxweyne+Gaas+Hambalyada+ciida.mp3

Hordhaca Wareysiga Agaasimaha Miino Baarista Puntland Maxamed Muuse Jaamac
Cidamadda Dowladda oo degaano cusub kala wareegay Alshabaab
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geedi, Daljir Doolow (daawo)

Madaxweynaha dowladda Puntland, Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa ku dhawaaqay in maalinimada berri ah ay tahay 1da bisha Shawaal isaga oo shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Puntland ugu hambalyeeyey maalmaha ciidul fidriga.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: