Madaxweyne Gaas oo Shacabka ugu Hambalyeeyey Ciidul Fidriga (dhegayso)

Madaxweynaha dowladda Puntland, Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa ku dhawaaqay in maalinimada berri ah ay tahay 1da bisha Shawaal isaga oo shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Puntland ugu hambalyeeyey maalmaha ciidul fidriga.

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com