Madaxweyne Farmaajo oo Kampala ka Khudbeeyey (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne Farmaajo oo Kampala ka Khudbeeyey (dhegayso)

Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaan boqollaal dad ah kula hadlay caasimadda dalka Uganda ee Kampala wuxuuna shaaca ka qaaday in dadaal dheer

Ciidanka Booliska Dhuusamareeb oo gacanta ku dhigay khamri farabadan (Sawiro)
Xulashada Daljir & Faadumo dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Warka Duhurnimo iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaan boqollaal dad ah kula hadlay caasimadda dalka Uganda ee Kampala wuxuuna shaaca ka qaaday in dadaal dheer ay ku bixinayaan sidii uu u soo celinlahaa dowladnimadii Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa dhanka kale tilmaamay in dhibaatada ugu weyn ee Soomaaliya ay haatan tahay dhanka ammaanka oo ay kooxda Shabaab ay dadkii weeraro arxan darro ah ku hayso.

Madaxweynaha ayaa dhanka kale ummadda Soomaaliyeed ugu baaqay iney ka qaybqaataan sugidda ammaanka.

Waa safarkii labaad ee uu madaxweyne Farmaajo uu ku tago dalka Uganda.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: