Warbixinta Tartan & Tacliin: Galdogob Sare fkf Mubaarak Dhahar

HomeWararka

Warbixinta Tartan & Tacliin: Galdogob Sare fkf Mubaarak Dhahar

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay  wareegii 3-aad  habeenkii ugu danbeeyay ayaa  waxaa xalay qaybtii hore ku tartamay Eyl Secondary  iyo Cabdu

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Qardho (dhegayso)
Madaxweyne Deni oo badalay magacii wasaarada arrimaha gudaha
Maanhadal: Dood la isku lafa jabay ayaa dhexmartay Martida Barnamijka Maanhadal ee maanta

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay  wareegii 3-aad  habeenkii ugu danbeeyay ayaa  waxaa xalay qaybtii hore ku tartamay Eyl Secondary  iyo Cabdullaahi Ibraahin Ufayn.

Qaytii 2-aad ee Tartan & Tacliin  waxaana asna foodda isdaray dugsiyada sare ee kala ah  Galdogob Sare iyo Mubaarak Dhahar.

Labada dugsi sare ee soo baxay caawa ayaa  ugudbay wareegga 4-aad ee barnaamijka Tartan & Tacliin.

Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Golis Telecom,  Shirkadda Towfiiq, Dalladda Waxbarasha PEN, Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland iyo Idaacada Daljir.

Warbixinta waxaa inoo haya Xasan Heykal.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: