Guddoomiye Kaarshe: “Dadku Dhiig bay kala Qabaan War Murtiyeedna Nabad laguma Helo”

HomeWararka

Guddoomiye Kaarshe: “Dadku Dhiig bay kala Qabaan War Murtiyeedna Nabad laguma Helo”

Guddoomiye Kuxigeenka degmada Jariiban, Axmed Nuur Kaarshe, ayaa si kulul uga horyimid "heshiis ku-sheegga Gaalkacyo," waa sida uu hadalka u dhigay e.

Deeganka CALMADOW & Gabadh Daljir Joogto u Dhegeysata
Maxkamadda Ciidanka Ahlusuna oo Xukumo ku Riddey Xubno ka Tirsan Alshabaab (dhegayso)
Madaxweynaha dawladda Puntland oo Kulan La Yeeshay Qaar kamid Ah Wasiirada Dalka Ethiopia

Guddoomiye Kuxigeenka degmada Jariiban, Axmed Nuur Kaarshe, ayaa si kulul uga horyimid “heshiis ku-sheegga Gaalkacyo,” waa sida uu hadalka u dhigay e. “Dadku waa is laayeen, dhiig bay kala qabaan, war saxaafadeedna nabadi ku imaan mayso ee dadka nabadda keeni kara ha laga talogaliyo.”

“War murtiyeed dad dhiig kala qaba, waayeel iska laayey, laguma heshiisiin karo ee dadka yaan la isku dirin,” ayuu yiri Guddoomiye Kaarshe.

Waxaa waraystay Jamaal Faarax Adan.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: