Gudoomiye Dhedo: “Magaalada Bossaso waa Ammaan Bandoowna ma Jiro Maalmaha Ciidda” (dhegayso)

HomeWararka

Gudoomiye Dhedo: “Magaalada Bossaso waa Ammaan Bandoowna ma Jiro Maalmaha Ciidda” (dhegayso)

Maalmihii ugu dambeeyey waxaa baraha bulshada siweyn loogu hadal hayey in magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari aysan cidna soo geli karin cidna

Guddoomiyaha Gobolka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare): “Dalkaan anaga iyo Argagixiso wada lahaan mayno” (dhegayso)
Saddax qof oo shacab ah ayaa ku dhimatay Hoobiyeyaashii maanta lagu garaacay xarunta Xalane (daawo)
Galmudug oo shaacisay sida laga yeelayo hadii la qabto rag uu kujiro Sheekh Shaakir

Maalmihii ugu dambeeyey waxaa baraha bulshada siweyn loogu hadal hayey in magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari aysan cidna soo geli karin cidna ka bixi karin maalmaha ciida bisha barakaysan ee Ramadaan.

Haddaba, gudoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays (DHEDO) oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda Daljir ayaa beeniyey warkaasi, wuxuuna xusay inuu yahay mid dad dano gaar ah leh, wataan ammaanka Boosaasona uu sugan yahay.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0