Madaxweyne Xaaf oo Cadaado u Magacaabay Caasimad Kumeelgaar ah

HomeWararka

Madaxweyne Xaaf oo Cadaado u Magacaabay Caasimad Kumeelgaar ah

Madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf), ayaa magacaabay caasimadda KMG ee Maamulka Galmudug in ay noqoto Magaalada Cadaado. Digreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Galmudug, ayaa lagu magacaabay Caasimadda KMG ee Galmudug inay tahay Magaalada Cadaado. AKHRISO

Burtinle: Dhalinyaro lagu soo qabtay ugaarsi sharcidaro ah ( dhegayso)
Farmaajo: “Shacabka Soomaaliyeed waa in ay u midoobaan xoojinta Dowladnimada”
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Baydhabo ku wajahan

Madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf), ayaa magacaabay caasimadda KMG ee Maamulka Galmudug in ay noqoto Magaalada Cadaado.

Digreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Galmudug, ayaa lagu magacaabay Caasimadda KMG ee Galmudug inay tahay Magaalada Cadaado.

AKHRISO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: