Madaxweyne Gaas oo $3.5 Milyan Wareejiyey Farriina u Diray Shacabka Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne Gaas oo $3.5 Milyan Wareejiyey Farriina u Diray Shacabka Puntland (dhegayso)

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta wareejiyey aduun lacageed oo gaaraya $3,500,000 (Saddex million iyo shan boqol oo kun) oo dowladdu ku maalgelinayso gegida diyaaradaha Garoowe iyo dhismaha wada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5947a4a8fd00003256c6ef9b/Gaaas.mp3

Madaxweynaha Galmudug oo ugu baaqay Ciidamadda Galmudug inay Amaanka Sugaan (dhegayso)
Wasiirka Warfaafinta Puntland oo ka hadlay Dhaq dhaqaaqyada Maamulka Somaliland ee Gobalka Sanaag
Puntland oo fasaxday shaqaalaheeda Maalmaha xoriyadda Awgeed (Akhriso)

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta wareejiyey aduun lacageed oo gaaraya $3,500,000 (Saddex million iyo shan boqol oo kun) oo dowladdu ku maalgelinayso gegida diyaaradaha Garoowe iyo dhismaha wada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: