Wasiirka Warfaafinta Puntland oo ka hadlay Dhaq dhaqaaqyada Maamulka Somaliland ee Gobalka Sanaag

HomeWararka

Wasiirka Warfaafinta Puntland oo ka hadlay Dhaq dhaqaaqyada Maamulka Somaliland ee Gobalka Sanaag

Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Puntland Xirsi qarjab oo Warbaahinta kula hadlayeey magaaladda Garowe ee caasimadda Puntland ayaa si kulul uga hadlay

Xafiiska Xuquul Aadanaha Puntland oo qaadacay Awaamiirtii ka soo baxay guddiga amniga gobolka Bari (Akhriso )
Dowladaha Somaaliya iyo Sudan oo heshiis kala saxiixday
Warkii oo Kooban iyo Subeer Sheekh Cabdi (dhegayso)

Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Puntland Xirsi qarjab oo Warbaahinta kula hadlayeey magaaladda Garowe ee caasimadda Puntland ayaa si kulul uga hadlay dhaq dhaqaaqyada ku aadan doorashooyinka ee maamulka Somaliland uu kawado gobalka Sanaag ee Puntland maamusho.

Qarjab ayaa ugu baaqay Somaliland inay ka fiirsato sanaadiqda ay keenayso Gobalka Sanaag,isago sheegay in Somaliland uga digayaan inay sababan in uu dhiig daato.

Shacabka Gobalka Sanaag ayuu ugu baaqay inaysan marnaba ogolaan in somaliland Gobalka sanaag keento sanaadiq doorasho ,waxayna Puntland sheegtay inay difaacan doonto gobalkeeda.

dhegayso qarjab

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: